Awale Adan New Song (Puntland) OFFICIAL l 2014 l HD

Thanks! Share it with your friends!

Close

GOBFILMS SUBSCRIBE,SHARE AND COMMENT.

Comments

CqrAynle qaala says:

Reeer Puntland ma ihi Laakiin Waaan ku Faraxsanahay Kala danbayn iyo sida
doorashadu u dhacdey Wanaaga la isku Ogalaado inta dhimana Allah doorasho
xalaal ah iyo Kala danbayn Nabad Ha Yeeelo Thankzz Cawaaale adan

hodan farah says:

HANOOLATO PUNTLAND TNKS CAWAALE I LOVE PUNTLAND

Just Watch This says:

This is the best somalian song i ever heard thank you awale and the best
song writer Mursul wish you a long life

Salah Ahmed says:

thank U Awale Adan Awale casri

jiijo bashiir says:

faisal ahmed mu.min puntland adiga miyey ku gumeesatay mise hooyada
xagese ku xanu naysa why aad puntland afka ula gashay adoo kale wala
yaqaan nacas yahoow cawaale aadan thank you 

Siidoow Caraale Dhuxuloow says:

puland putland putland xaa been leesku sheegaa

Mohamed Othman says:

Waw thanks awaale we are really excited your gorgeous voice 

Sanaag Patriot says:

Thanks a lot al Fanaan cawaale yare, you entered the hearts of puntland
people , waiting more and more song of u and that you visit us next year
insha Allah on Aug 1

alihussein says:

waaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaw what a song gooooooooooooooood job and great
heeeees…… nooolooow puntland

abdi siha says:

well done Awale

Mudane Mck says:

waaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaw thank you Awaaaaaale casri

asad nuur says:

CawaLe sxb butland dowlad ayaadba ka dhigtay butland waa ismaamul goboleed
ka tirsanaayo dowlada somaliya viva somaliweyn 

Eid Jama says:

Viva puntland iyo cawaale adan

Siciido Elmi says:

Ala yaacisak Cawaale afku kuma go,o Puntland Allow dhowr

Abdinaasir Seeraar says:

thanks Cawale. puntland ku dayasho bey mudan tahay mansha allah guul
Puntland jiroo joog

Cabdi Shakuur says:

fuck maamul gobaleed ka

abdirashid xujaale says:

Thanks alfanan awaale adan ilaahay nabad barwaaqad punt land ha u siyaadoyo
viva puntland

kaif ali says:

thanks walaale cawaale adan waa hees wanaagsan

abdulhakiim abdi says:

Hambalyo puntland iyo shacabkeeda hormoodka midnimada somalia kudayo
puntland kudayo 

moumine amerreh says:

Thanks awalleh inta uheestay wallalehen rere 

TheWaiting22 says:

puntland is the best example to be a good somali citzen what a wonderful
country

Ayan isse says:

Wan dareemi karaaa inta ka xun nabada iyo hormarka puntland lkin waa isku
duubni iyo jaceeel ka dhaxeeyo shacabka puntland waa dad mudan ku dayasho
xaqiiqdi ❤❤❤❤Thanks awale 

Fernando Gago says:

Cawaale libaax libaax dhaley waadku mahadsan tahay walal

indho cadays says:

PUNTLAND PROUD OF U 

Cabiira1 says:

faysal ahmed WAXAAD TAHAY RUUX AAN SOOMAALINIMO U HADLAYN OO BUKA WARYAA
REER PUNTLANDI MIYAANAY SOOMAALI AHAYN FAYSAL OGOOW REER PUNTLANDI WAA
DADKII KEENAY XORNIMADA AAD KU FAANTO REER PUNTLANDI WAA DADKII SAMEEYAY
SYL KII XORNIMADA KEENAY WAANA DADKII U HURAY WADANKA SOOMAALIYA NAFTOODA
IYO MAALKOODA LAAKIIN SOOMAALI BAA XAQIIRA OO AAN WAX U QUUDHIN CID INAY
WAXUUN XASADO AMA XIMISO MOOYEE CAWAALE AADAN MID BAAN ORANAYAA CAWAALOOW
YAY DADKANI CUDUR KOODA KU QAADSIIN EE DADKU DHEX HAKUU NOQDEEN CAWAALE
AADAN WALAAL MAHAD SANID KUN IYO KOOWJEER

Ahmed Aden says:

puntland hanoolaato

alihussein says:

waaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaw what agreat song….. thanks man… long life
puntland

cashaqleey101 says:

Nice song thanks Awale yare .

Write a comment

*